Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Masar?

Wasiirada Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee dalalka Somalia iyo Masar ayaa waxay ku kala saxiixdeen Caasimadda dalkaasi ee Qaahira Heshiis Is-Faham (A memorandum of understanding (MoU). Ra’isul-wasaaraha Masar, Mustafa Al-Madbuuli ayaa goobjoog ka ahaa Saxiixa Heshiiskaasi Isfahamka ee Arrimaha Iskaashiga Culuunta Teknoolajiyada, Isgaarsiinta iyo Boostada ee labada Waddan. Heshiiskaasi waxaa qalinka ku duugay Wasiirka Isgaarsiinta iyo … Continue reading Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Masar?